• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Netherlands: Qaxootiga Soomaalida iyo kuwa kale ee loo diiday magangelyada oo la masaafurin doono

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 30, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Netherlands ama Holland ayaa  qorsheynaysa in Qaxootiga la diido Codsiyadooda Magangelyo-doonka laga jaro Taageeradda cuntada iyo hoyga ay deggan yihiin.

Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa magaalladda London, cadadkiisa maanta ayaa lagu daabacay Qorshaha Dowladda Netherlands ee ay cadaadiska ku saarayso Qaxootiga la diido codsiyadooda, xilli ay Dowladdaha Europe gurmad u fidinayaan qulqulkii ugu ballaarnaa ee Qaxootiga ku soo jabay Europe.

Dowladda Netherlands ayaa sheegtay in dadka ku guul-daraysta codsiyadda Magangelyo-doonka Qaxootinimo in la waqti xadidan oo ah dhowr Toddobad la siinayo Hoy, ka hor inta aan laga jarin.

Qaxootigaasi haddaysan oggolaanin in dib loogu celiyo dalkooda, waxay muteysan karaan in laga masaafuriyo dalka Holland ama  laga saaro Dhismooyinka.

Tan iyo bishii November ee sannadkii hore,

Isbahaysiga Midigta Dhexe ee dalka Netherlands oo uu ka tirsan Ra’isul-wasaare Mark Rutte iyo Xisbiga ka soo horjeeda dadka Muhaajiriinta ee dalkaasi waxay doonayeen in la xiro 30 Xarun oo ay Qaxootiga Magangelyo-doonka ilaa haatan ka helaan Rooti, Qubeys iyo Jiif.

Qorshaha Dowladda Netherlands ayaa ka mid ah in lix Xarumo Qaran taageero laga siinayo oo keliya dadka oggolaada in lagu celiyo dalalka Somalia.

Qorshahaasi waxa uu dhaliyey Khilaaf dhex maray Xisbiga talada haya iyo Isbhaysigooda yar ee Xisbiga Shaqaalaha, waxayna Xukuumadda dalkaasi ku sigtay inay bishii April ee la soo dhaafay burburto.

Jimcihii la soo dhaafay, Guddiga QM ee La-dagaalanka Faquuqa waxay si kulul u naqdiyeen Siyaasadda Dowladda Netherlands ee Qaxootiga, waxayna sheegeen in aan shuruud lagu xiri Krin baahida asaasiga ee Muhaajiriinta.

Ion Diaconu oo QM ka caawiyey Qorista Warbixinadaas ayaa ku tilmaamay Go’aanka Dowladda Netherlands ee ah in dadka diida in la masaafuriyo in la siiyo Hoy KMG yahay Fal Waali ah.

“Inta ay Qaxootigaaasi ku sugan yihiin gudaha dalka Netherlands waa inay ku raaxaystaan nolol heer dhexe ah” ayuu yiri .

Qaxooti tiradoodu u dhexeyso 10,000 ilaa 20,000 oo qof ayaa si sharci ah iyo si aan sharci ahayn ugu nool dalkaasi, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Kumanaan Somali ah oo laga aqbalay Codsiyadooda Magangelyo-doonka.

© Radio Dalsan

Previous Post

Taliye-xigeenka Ciiddanka Uganda oo yimid Muqdisho, xilli ay socdaan baaritaanadda dilkii ka dhacay Marka.

Next Post

Somalia: Military commander orders eviction of Martini hospital

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Next Post

Somalia: Military commander orders eviction of Martini hospital

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Dadka Soomaaliyeed badankood ma isticmalan fiitamiinnada  sabab la xariira  in aysan helin wacyi gelin ku filan oo ku saabsan  muhiimada...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
  • Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00