Nabadoon caan ah oo lagu dilay dagmada Xamar Ja-jab

Muqdisho(Radio Dalsan):- allaha u’naxariisto waxaa caawa dagmada Xamar ja-jab lagu dilay nabadoon Cabdi laahi Cumar Tima jare oo kamid ah ahaa nabadoona wax ka soo xulay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee lagu doortay magalada Baydhabo

kooxo ku hubeesan bastooladoa ayaa lasheegay in nabadooanka ay ugu galeen ahoyga uu kadaganayahay dagmada Xamar Ja-jab kadibna ay dileen

ciidamada dowlada ayaa goor-danbe agaaray goobta ay wax ka dhaceen iskastoo lasheegay in aysan jirin cid loo soo qabtay dilkaasi

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media