(Dhageyso):-Nabadoon caan ah oo caawa Muqdisho lagu dilay

Nabadoon Muse Ilkaweyne oo ka mid ahaa nabadoonada Muqdisho ayaa caawa kooxo hubeysan waxey ku dileen degmada Wadajir.

Nabadoonka ayaa la dilay xili uu ka soo baxay masjid ku yaala degmada kadib markii uu so tukaday salaada Cishe.

Dillka nabadoonka oo aan kala xiriirnay maamulka degmada Wadajir si aan xog-dheeraad ah uga helno ayee ka gaabsadeen iney faahfaahin ka baxiyaan.

Dilalka qorsheysan ee nabadoonada ka dhanka ah aya waayadan ka jiay Muqdisho

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media