• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

MW Xasan Sheekh oo sheegay in Al-shabaab xubno looga dilay Dagaal ka dhacay Sh/Hoose

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 30, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in DF ay bilaabeyso guluf ka dhan ah Al-shabaab
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo Ciidanka dowladda Federaalka iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaan hoostega Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegay in dagaal ka dhacay degaanka Jilib Marka oo hoostega degmadaas Al-shabaab lagu gaarsiiyey khasaaro badan, isla markaana looga dilay xubno dhowr ah, in kastoo uusan tirro shaacin Madaxweynaha.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu uu hadalkiisa intaas kusii daray, xilli uu khudbad ka jeediyey shalay masjidka Shuhadaa ee ku dhex-yaala Madaxtooyada inay sii socon doonaan howlgalada lagu beegsanayo Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay .

Madaxweynaha faah faahin intaasi ka badan ma uusan ka bixin dagaalka deegaanka Jilib Marka ee hoostega degmadaas Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Dhinaca kalena, Madaxweynaha ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta Magaalada Muqdisho gaar ahaan dhaca baahsan ee muddooyinkii dambe kusoo batay Muqdisho, wuxuuna shacabka ugu baaqay inay wadashaqeyn la yeeshaan laamaha amniga.

Hadalkan Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aadan in Al-shabaab dagaalyahano looga dilay dagaalkii degaanka Jilib Marka ayaa waxaa uu kusoo beegmay, iyada oo maalmo kahor Al-shabaab qarax ku dishay Guddoomiyihii degmadaas Cabdullaahi Cali Axmed Waafow iyo qaar kamid ahaa ilaaladiisa .

Previous Post

Shaqaale hay’ad miino baaris oo lagu qaaday weerar sababay dhimasho iyo dhaawac

Next Post

Taliska Booliska Nugaal oo Maanta goob fagaare ah ku gubay maandooriye farabadan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Next Post
Taliska Booliska Nugaal oo Maanta goob fagaare ah ku gubay maandooriye farabadan

Taliska Booliska Nugaal oo Maanta goob fagaare ah ku gubay maandooriye farabadan

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

by Ilhaan
May 13, 2025
0

 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ku saxiixay...

Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

by Liban
May 13, 2025
0

MOGADISHU, SOMALIA — The Banadir Regional Administration and Mogadishu Municipality have launched a vigorous campaign aimed at restoring the beauty...

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum
English News

Capital on the Mend: Mogadishu's Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
English News

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
  • Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
  • Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
  • Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00