HomeWararMuxuu yahay ujeedka wafdi ka socday Dowladda Federaalka ee gaaray Uganda?

Muxuu yahay ujeedka wafdi ka socday Dowladda Federaalka ee gaaray Uganda?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdigan uu hogaaminaayo Wasiirka difaaca XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehiyaan taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Maxamed Gacaliye ayaa gaarey magaalada kampalla e caasimadda Dalka Uganda. Wafdiga ayaa waxaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda iyo taliska ciidanka dowladda Uganda, iyadoo qorshuhu yahay Inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdigan uu hogaaminaayo Wasiirka difaaca XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehiyaan taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Maxamed Gacaliye ayaa gaarey magaalada kampalla e caasimadda Dalka Uganda.

Wafdiga ayaa waxaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda iyo taliska ciidanka dowladda Uganda, iyadoo qorshuhu yahay Inta ay ku suganyihiin kampala in ay la kulmaan Wasiirka difaaca dalka Uganda iyo taliyaha ciidamada dalkaas.

- Advertisement -

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka caalamiga ah ee Intebbe kusoo dhaweeyay madax ka socotay Wasaaradda gaashaandhiga dalka Uganda iyo diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Dowladda Uganda ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha Soomaaliya ka taageera dib u dhiska ciidanka xoogga dalkeena Soomaaliya, iyadoo kumanaan ciidanka xoogga ka mid ah tababaro ku qaateen gudaha Dalka Uganda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts