HomeWararMuxuu yahay Cudurka Halista ah ee Joe Biden ku dhacay?

Muxuu yahay Cudurka Halista ah ee Joe Biden ku dhacay?

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku dhacay xanuunka Covid-19 uuna leeyahay astaamo fudud oo cudurka ah. Karin Jean-Pierre, oo ah afhayeenka Mr. Biden, ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka uu horey u qaatay tallaalka covid-19 . Joe Biden waxa uu hore ugu dhacay fayraska corona islamarkana waa markii labaad oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku dhacay xanuunka Covid-19 uuna leeyahay astaamo fudud oo cudurka ah.

Karin Jean-Pierre, oo ah afhayeenka Mr. Biden, ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka uu horey u qaatay tallaalka covid-19 .

- Advertisement -

Joe Biden waxa uu hore ugu dhacay fayraska corona islamarkana waa markii labaad oo uu imika cudurka haleelo.

Mr. Biden, oo 81 jir ah, ayaa taageerayaashiisa kula kulmay Las Vegas horaantii Arbacada, wuxuuna ka hadlay munaasabad. Waxay ahayd inuu khudbad jeediyo habeenimadii Arbacada, laakiin waa la joojiyay hadal-jeedintaai.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts