HomeWararMuxuu ka yiri Xasan Sheekh Geerida Maxamed Qanyare?

Muxuu ka yiri Xasan Sheekh Geerida Maxamed Qanyare?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxameed ayaa waxaa uu ka hadlay Geerida Maxamed Qanyare Afrax oo Maanta ku geeridooday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa waxaa uu marka hore tacsi u diray dhammaan reer Qanyare Afrax meel kasta oo ay joogaan,kadib markii Marxuunka Isbitaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxameed ayaa waxaa uu ka hadlay Geerida Maxamed Qanyare Afrax oo Maanta ku geeridooday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa waxaa uu marka hore tacsi u diray dhammaan reer Qanyare Afrax meel kasta oo ay joogaan,kadib markii Marxuunka Isbitaalka Ex Digfeer ugu geeriyooday Xanuun mudooyinkii dambe haayay.

- Advertisement -

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa waxaa uu tilmaamay in Marxuumka uu kamid ahaa hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee dalka soo maray,isla markaana muddo waliba duruufuhu adkaayeen.

“Waxaan tacsi murugo leh u dirayaa xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare iyo dhammaan reer Qanyare Afrax meel kasta oo ay joogaan geerida ku timid Md. Maxamed Qanyare Afrax oo saaka ku geeriyooday Muqdisho.

Marxuumka wuxuu ka mid ahaa hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee dalka soo maray muddo waliba duruufuhu adkaayeen. Ilaahey ha u naxariisto marxuumka. Dhammaan dadka Soomaaliyeedne Sammir iyo iimaan”ayuu yiri Xasan Sheekh.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts