HomeWararMuwaadiniin Soomaaliyeed oo Maanta lagu dilay Koonfur Afrika

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Maanta lagu dilay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta deegaan ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas waxaa ay ku dileen laba Muwaadin oo ah Soomaali ah kana mid ahaa Ganacsatada. Dilka loo geystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Gugulethu oo ka tirsan Magaalada Cape-Town, waxaana goobta ka baxsaday ragii hubeysnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta deegaan ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas waxaa ay ku dileen laba Muwaadin oo ah Soomaali ah kana mid ahaa Ganacsatada.

Dilka loo geystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Gugulethu oo ka tirsan Magaalada Cape-Town, waxaana goobta ka baxsaday ragii hubeysnaa ee dilkaas gestay.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Muwaadiniinta la dilay ayaa waxaa Magacyadooda lagu soo gaabiyay Cabdi Jigjigo iyo Cali Camuu, kuwaasi oo kamid ahaa dadka goobaha Ganacsi ku leh dalka Koonfur Afrika.

Ragga Koonfur Afrikaanka ah ee dilay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay inay yihiin kuwo la tuhunsan yahay in Todobaadkii tegay dil u geystay Saddex ruux oo Ethiopian ah, isla markaana ka mid ahaa Ajaanibta ku ganacsata dalkaas.

Si kastaba Jimcihii lasoo dhaafay ayey aheyd markii Muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay Xaafadda Krainfontain ee hoostagta Magaalada Cape Town.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts