HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa koox burcad Koonfur afrikan ah waxa ay deegaan ka tirsan Magalada Cape town ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah kuwa ku Ganacsada dalkaas. Kooxda Burcada ah ayaa goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Magalada Cape town  gaar ahaan deegaanka philipi ku dileen  muwaadinka Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Socdaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa koox burcad Koonfur afrikan ah waxa ay deegaan ka tirsan Magalada Cape town ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah kuwa ku Ganacsada dalkaas.

Kooxda Burcada ah ayaa goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Magalada Cape town  gaar ahaan deegaanka philipi ku dileen  muwaadinka Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Socdaal Yare.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Koonfur Afrika ayaa aad uga xumaaday dilka muwaadinkaasi Soomaaliyeed,iyaga oo walaac ka muujiyay dilalka lagu haayo Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa caado ka noqotay dilalka loo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku Ganacsada,waxaana jirin ilaa iyo hadda cid waxka qabata,ha ahaato dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Koonfur Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts