HomeWararMuwaadin Soomaali oo xabsi ku muteystay Dil iyo dhaawac uu geystay

Muwaadin Soomaali oo xabsi ku muteystay Dil iyo dhaawac uu geystay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dareewal Soomaali oo lagu magacaabo Maxamed-deeq Saciid Diiriye, balse loo yaqaano Maxamed Diiriye ayaa la soo taagay Maxkamad ku talla gobalka Minesotta ee dalka Mareykanka, isagoo lagu soo oogay geerida qof ka mid ah rakaabkii la socday Taksigiisa, iyo mid kale oo dhaawacmay. Eedeysanaha oo ahaa  Dareewal Taksi, ayaa la sheegay inuu shil galay bishii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dareewal Soomaali oo lagu magacaabo Maxamed-deeq Saciid Diiriye, balse loo yaqaano Maxamed Diiriye ayaa la soo taagay Maxkamad ku talla gobalka Minesotta ee dalka Mareykanka, isagoo lagu soo oogay geerida qof ka mid ah rakaabkii la socday Taksigiisa, iyo mid kale oo dhaawacmay.

Eedeysanaha oo ahaa  Dareewal Taksi, ayaa la sheegay inuu shil galay bishii bishii Janaayo 19-dii ee sannadkii 2017-kii,  waxaana dhacdadaasi ku geeriyooday Nin Maraykan oo la oran jirey Shawn Koltiska, halka nin kale oo lagu magacaabo Joosef Foster uu soo garaay dhaawac dhinaca dhabarka oo uu haatan ka soo kabanayo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska gacanta ku hayey Baaritaanka Kiiskan waxay Maxkamadda u soo gudbiyeen inuu Eedeysanuhu sarqaansanaa, xilligii u ushilku galayey, balse, Qoyskiisa iyo Jaalliyadda Soomaalida wey beeniyeen inuu sarqaansanaa.

Si kastaba ha ahaatee, Garsoorihii Maxkamadda waxa uu Maxamed Diiriye oo 31-jir ku xukumay xabsi 17-sanno ah iyo inuu bixiyo 150,000 oo Dollar oo dib loogu celinayo Qoyska Ninkii ku geeriyooday shilkaasi oo la oran jirey Shawn Koltiska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts