Mustafe Cagjar oo mar kale loo dhaariyey madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano ee soo socota.,Madaxweyne Mustafe ayaa seddexdii sano ee lasoo dhaafay Deegaanka Madaxweyne ka ahaa.

Madaxweynaha  ayaa cod aqlabiyad ah oo gacan-taag ah waxaa ugu codeeyay xubnaha Barlamaanka Deegaanka Somalida.,waxana sidokale madaxweyne kuxigeenka dowlad deegaanka somalida loo doortay Ibraahim Cusmaan Faarax

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor