Musharax Mahad Cabdalla Cawad iyo Khaalid Macow C/qaadir oo u soo gudbay Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

G/xigeenkii Labaad ee Barlamaanka Federalka, Mahad Cabdxalla Cawad ayaa ku guukeystay Kursuga Koowaas ee Beesha Dir-saleebaan, kadib, markii uu 50 cod kaga guuleystay Musharixii la tartamayey oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Nuur oo helay 1-cod oo keliya.

Sidoo kale, Khaalid Macow C/qaadir oo ku soo baxay doorashadda Aqalka Hoose ee Barlamaanka oo maanta ka dhacday Hoolka Shirarka ee Xarunta Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdisho.

Wuxuuna 29 cod kaga guuleystay Shariif Maxamed Siidii oo helay 21-cod oo keliya.

©Radio Dalsan

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor