MUQDISHO : Ciidamada Bile Afdheere Iyo Booliska oo saacad ku dagaalamayey Wadajir

Sida uu Radio Dalsan u sheegay Wariye Mucaawiye oo ka ag dhaw saga uu dagaalka ka socio ciidamo ka amar qaata Bile Af dheere oo ah sarkaal milltary iyo boolis baarid ka waadt aaga aya dagaaalamay

Sida warku asheegayo Booliska ayaa isku dayey iney baaraan  guriga sarkaalka la weerarey waxaana warku wararku waxay sheegayaa in uu diiday baaritaan dhanka gurigiisa ah sidaa darteed ayaa keentay isku dhaca laba ciidan

Saacad ka badan ayu  dagaalka socday waxaana jira khasaare labada dhianc sida Mucaawiye so sheegay

Warark ayaa intaasi waxay ku darayaan in uu si deg deg ah ukala dhexgaley labada ciidan gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar filish xaalka goobta lagu dagaalamey ayaa ah hada mid degan waxaa ku sugan goobta duqa magaalada muqdisho.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media