• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Goobe oo hal darajo la dalacsiiyey (Sawirro)

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 13, 2016
in Warar
Reading Time: 8 mins read
A A
27
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Munaasabad  loogu Halmbalyeynayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hal darajo la dalacsiiyey ayaa Lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyadoo ay kasoo qeyb galeyn Munaasabadda Taliye Ku xiggeenada Taliyaha Asluubt, Saraakiil Ciidan iyo qaar ka mid ah Maxaabiista Xabisga dhexe ku xiran.

S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ahaa ka hor inta aan la dalcsiin  S/Gaas waxa uuna iminka Noqonayaa Sargaalka ugu Sareeya  Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed iyadoo Darajadaas oo kale hore uu u lahaa Alle ha u naxariistee Ex S/guud Maxamed Cali samatar.

Munaasabadda ayaa Kooxda Onkod ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa ay kusoobandhigeen  Suugaan iyo Riwaayado dhiirigalin u badnaa waxaana Munaasabadda ka hadlay Taliye ku xiggeenka Koowaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto C/Kariin Cali Afrax  isagoo u hambalyeeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu sheegay in uu mudan yahay Darjada la dalacsiiyey  islamarkaana uu yahay Shaqsi Howlkar ah.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa gabagabada Munaasabadda ka hadlay waxaana  sheegay in Ciidanka Asluubta Guul ay u tahay in Taliyahooda uu qaato Darajada ugu sareyso Ciidammada Qaranka isagoo Xusay in Ciidanka Asluubta ay hiigsanayaan Horumarro kala duwan Qorsha Taliskana uu yahay in sare loo qaado Tayada iyo Waxsoosaarka Ciidanka .

S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hadda Noqonaya Jeneraalka ugu sareeya Ciidammada Qalabka sida iyadoo Darajada  S/guud Soomaaliya  horey uu u lahaa Alle ha u naxariiste  Ex S/guud Maxamed Cali Samatar oo ku Geeriyooday Dalka Mareykanka .

14556010_1153926104700079_1038493420_n 14610934_1798649473724253_248143527872337240_n 14642588_1153929581366398_566191731_n 14642713_1153927941366562_8444075_n 14642842_1153931441366212_808732174_n 14657724_1153929808033042_838590697_n 14671150_1798649423724258_5012900703058548748_n 14694608_1153928228033200_1342791840_n 14694623_1153927731366583_1815265706_n 14694819_1153931188032904_1657538905_n 14697011_1153927628033260_484448260_n 14699828_1153927504699939_1784184987_n 14699994_1153926324700057_346106526_n 14741178_1153927224699967_1062368181_n dscf7174 dscf7175 dscf7176 dscf7177 dscf7180 dscf7181 dscf7182 dscf7183 dscf7185 dscf7186 dscf7187 dscf718814699994_1153926324700057_346106526_n

—-Dhammaad—-

Previous Post

Madaxweynaha oo qaabilay ergeyga gaarka ah UNHCR u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Computer error responsible for US attack on Somali troops

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Next Post

Computer error responsible for US attack on Somali troops

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

by Liban
May 12, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A contingent of Somali pilgrims has arrived in the Kingdom of Saudi Arabia to perform the Hajj...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr....

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Magaalada Nairobi waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda...

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Qaar ka mid ah xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 1446 Hijriya ayaa si nabad ah u gaaray dalka Sucuudiga, halkaas oo...

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Qatar Reaffirm Strategic Ties in High-Level Meeting Between PM Hamsa and Ambassador Al Nuaimi
English News

Somalia and Qatar Reaffirm Strategic Ties in High-Level Meeting Between PM Hamsa and Ambassador Al Nuaimi

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
After Floods, a New Tide? Somalia’s Parliament Eyes Deeper Regional Ties with IGAD Vote
English News

After Floods, a New Tide? Somalia's Parliament Eyes Deeper Regional Ties with IGAD Vote

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
  • Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
  • 11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00