HomeWararMukhalasiin Soomaali lagu eedeynayo inay Boqolaal Soomaali u soo tahriibiyeen dalalka Europe...

Mukhalasiin Soomaali lagu eedeynayo inay Boqolaal Soomaali u soo tahriibiyeen dalalka Europe oo la qabtay.

Date:

Related stories

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Hawlgallo ay iska kaashadeen Hay’addaha Xoojinta ee dalalka Faransiiska iyo Holland iyo Hay’adda Boliska Europe ee Europol ayaa lagu soo waramay inay bishan 6-dii iyo 7-dii ku soo qabteen 8 Mukhalasiin Soomaali ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin Shabakad dadka tahriibisa, taasi oo  ku-dhawaad 500 OO qof ka soo qaaday Somalia, isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hawlgallo ay iska kaashadeen Hay’addaha Xoojinta ee dalalka Faransiiska iyo Holland iyo Hay’adda Boliska Europe ee Europol ayaa lagu soo waramay inay bishan 6-dii iyo 7-dii ku soo qabteen 8 Mukhalasiin Soomaali ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin Shabakad dadka tahriibisa, taasi oo  ku-dhawaad 500 OO qof ka soo qaaday Somalia, isla markaana keenay dalal ka tirsan Europe.

8 Eedeysane ayaa lagu qabtay magaallooyinka Strasbourg, Modane iyo Paris ee dalka Faransiiska, iyadoo Mukhalas kale laga soo qabtay magaalladda Geleen ee dalka Holland.

- Advertisement -

Shabakadaasi waxaa ku jira Muwaadiniin Soomaali badankooda deggan dalalka Faransiiska iyo Talyaaniga, kuwaasi oo la sheegay inay mas’uul ka yihiin Muhaajiriinta Soomaalida ka imaanaya Talyaaniga, kuwaasi oo loo kala gudbiyo dalalka Belgium, Netherlandd, France, Germany iyo kuwa kale ee ku yaalla Waqooyiga Europe.

Qaar ka mid ah Muhaajiriinta ayaa la sheegay in gawaari. Tareeno iyo Basas lagu soo kaxeeyey, halka kuwo kalena si toos ah looga keeno Somalia, iyagoo isticmaalaya Dukumentiyo been abuur ah, Transit ahaanna u soo mara dalal ku yaalla Qaaradda Asia.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts