HomeWararMuhaajiriin Ay Soomaali Ku Jiraan oo Ku Dhintay Dalka Macedonia

Muhaajiriin Ay Soomaali Ku Jiraan oo Ku Dhintay Dalka Macedonia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ugu yaraan 14 qof oo isugu jira Soomaali iyo Afganistan ayaa ku dhintay Waqooyga Dalka Macedonia kadib markii uu jiiray Tariin ay saarnaayen Dad Rakaab ah. Dadkasi waxa ay ku sii jeedeen khaaradda Yurub Waxana musiibadasi ay ku haleeshay Magaaladda Veles Ee Macedonia. Tareenkasi waxa uu ka soo tagay Magaaladda Thessaloniki Ee Waqooyga Dalka Gariiga waxana uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 14 qof oo isugu jira Soomaali iyo Afganistan ayaa ku dhintay Waqooyga Dalka Macedonia kadib markii uu jiiray Tariin ay saarnaayen Dad Rakaab ah.

Dadkasi waxa ay ku sii jeedeen khaaradda Yurub Waxana musiibadasi ay ku haleeshay Magaaladda Veles Ee Macedonia.

- Advertisement -

Tareenkasi waxa uu ka soo tagay Magaaladda Thessaloniki Ee Waqooyga Dalka Gariiga waxana uu ku sii jeeday Caasimadda Dalka Serbia Ee  Belgrade.

Sideed qof oo kale ayay xireen Booliska Macedonia waxana uu sheegay Afhayeenka Booliska  Ivo Kotevski in dadkasi Muhaajiriinta ay gaarayeen 30-40 qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts