HomeWararMudane ka tirsan Barlamaanka Kenya oo ku baaqay in loo midoobo La-dagaalanka...

Mudane ka tirsan Barlamaanka Kenya oo ku baaqay in loo midoobo La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Siyaasiga Aadan Barre Ducaale oo  aqlabiyas ku dhex leh Mudanayaasha Barlamaanka Kenya ayaa hadalkaasi ka jeediyey Isku-soo-bax maanta ka dhacay magaalladda Garissa, oo lagu xusayey Sannad-guuradii Koowaad ee ka soo wareegtay markii ay Alshabaab weerareen Jaamacadda Garissa. Aadan Barre Ducaale waxa uu ugu baaqay Muwaadiniinta Kenya inay u midoobaan Dagaalka lagula jiro waxa uu ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Aadan Barre Ducaale oo  aqlabiyas ku dhex leh Mudanayaasha Barlamaanka Kenya ayaa hadalkaasi ka jeediyey Isku-soo-bax maanta ka dhacay magaalladda Garissa, oo lagu xusayey Sannad-guuradii Koowaad ee ka soo wareegtay markii ay Alshabaab weerareen Jaamacadda Garissa.

Aadan Barre Ducaale waxa uu ugu baaqay Muwaadiniinta Kenya inay u midoobaan Dagaalka lagula jiro waxa uu ugu yeeray Argagixisadda, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay Khatartaasi tahay mid Caalami ah.

- Advertisement -

“Haddii ay Argagixisadda garaaceen Paris, Brussela iyo Istanbul, maxaa u diidayo qeybaga kale ee Caalamka” ayuu yiri, wuxuuna intaasi raaciyey inay taasi muujinaysao inaysan Argagixisadda ahayn arrimo u gaar ah Kenya.

Dibadbaxa maanta lagu qabtay Jaamacadda Garissa waxaa ka soo qeyb galay boqolaal qof oo kala diin ah, kuwaasi oo isugu yimid si ay u xusaan sannad-guuradii Koowaad ee ka soo wareegtay Weerarkii Jaamacadda Garissa oo lagu dilay 142 Arday iyo 6 Askari.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts