HomeWararMooto-wade u dhashay Uganda oo soo bandhigay wadis mucjiso ah

Mooto-wade u dhashay Uganda oo soo bandhigay wadis mucjiso ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Nin Uganda oo ku caan baxay Ku-xarakaynta wadista mootooyinka labada shag leh ayaa soo bandhigay qaab ay dadka ula cajibaan marka uu Bandhigaasi ku samaynayo Waddooyinka. Dalka Uganda oo mootooyinkaasi looga yaqaano Boda Boda ayaa ah gaadiidka ay inta badan dadku gaadiid ahaan u raacaan. Weriye ka tirsan Wargeyska maalinlaha ee The New Vision ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin Uganda oo ku caan baxay Ku-xarakaynta wadista mootooyinka labada shag leh ayaa soo bandhigay qaab ay dadka ula cajibaan marka uu Bandhigaasi ku samaynayo Waddooyinka.

Dalka Uganda oo mootooyinkaasi looga yaqaano Boda Boda ayaa ah gaadiidka ay inta badan dadku gaadiid ahaan u raacaan.

- Advertisement -

Weriye ka tirsan Wargeyska maalinlaha ee The New Vision ee ka soo baxa magaalladda Kampala  oo lagu magacaabo  Donald Kiirya ayaa dhawaan soo qaaday Bandhig mooto-wadista oo ka dhacday Waddada weyn ee isku xirta Jinja iyo Bugiri.

Mooto-wadayaasha ayaa waxay ka soo qeyb galeen Tartanka Wadista Mootooyinka ee The Kyabazinga Cycling Race.

Muuqaalladda hoose ayaad ka arkaysa qaababka kala duwan ee Mootootinka loo kaxeeyo.

- Advertisement -

Iska jir wadista mootooyinka waa khatar, waxayna maahmaah Talyaani ka digtay inay mootaddu tahay dhimasho (Motta e morta).mooto 00 mooto 1 mooto 4 mooto 5

Waxaa Turjumay Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts