HomeCaalamkaMilliteriga Shiinaha oo dhoolatus Bilaabay xilli Mareykanka ay hub ka iibinayaan...

Milliteriga Shiinaha oo dhoolatus Bilaabay xilli Mareykanka ay hub ka iibinayaan…

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dhoolatus Milliteri oo ay ka qeyb galayaan Ciiddanka Cirka iyo kuwa Badda ee Shiinaha ayaa waxa uu ka bilowday Xeebaha K/Bari ee dalkaasi. Dhoolatuskaasi ayaa la sheegay inuu socon doono dhowr maalmood, taasi oo lagu sheegay inuu carbiska yahay mid ka mid ah qorshe sannadeedka ee milliteriga dalkaasi. Carbiskan ayaa yimid, kadib, markii ay dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhoolatus Milliteri oo ay ka qeyb galayaan Ciiddanka Cirka iyo kuwa Badda ee Shiinaha ayaa waxa uu ka bilowday Xeebaha K/Bari ee dalkaasi.

Dhoolatuskaasi ayaa la sheegay inuu socon doono dhowr maalmood, taasi oo lagu sheegay inuu carbiska yahay mid ka mid ah qorshe sannadeedka ee milliteriga dalkaasi.

- Advertisement -

Carbiskan ayaa yimid, kadib, markii ay dowladda Shiinaha ka codsadeen Maraykanka inay ka laabtaan Heshiiska ay hubka uga iibinayaan Jesiiradda Taywaan ee Gooni-goosadka ah.

Jimcihii la soo dhaafay, Dowladda Shiinaha waxay sheegtay inay cunaqabatayn ku soo rogi doonto Shirkadaha Maraykanka ee lagu yeesha hubka laga iibinayo Jesiiradda Taywaan oo ah qeyb ka tirsan dalweynaha Shiinaha.

Hubka ay Maraykanka ka iibinayaan Taywaan waxa uu ku kici doonaa lacag dhan 2 Billion oo Dollar, waxaana hubkaasi ka mid ah Taangiyadda, Gantaalo iyo qalab kale.

- Advertisement -

Dowladda Shiinaha waxay sheegtay in hubka laga iibinayo Taywaan uu khatar ku yahay Madax-bannaanida iyo Ammaanka Qaranka Shiinaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts