Milliteriga Pakistan oo tijaabiyey Gantaal Balaastik ah  

Ciiddanka dalka Pakistan waxay ku guuleysteen Gantaal Balaastik ah oo madaxa looga rakibi karo Hubka Nukliyeerka.

Gantaalkaasi oo lagu magacaabo  Shaheen 2 waxa uu wax ka duqeyn karaa masaafo dhan 1,50 oo Kiilomitir.

Tijaabadda Gantaalkaasi ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo ay Xiisaddi weli ka dhex aloosan tahay dalalka Pakistan iyo Hindiya oo iyagu ka mid ah dalalka haysta Hubka Nukliyeerka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media