Midowga Yurub oo Gacan Ka Geysanaya Ilaalinta Xeebaha Soomaaliya

Warbixin ay soo saareen Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Ururka uu ka qeyb qaadanayo Ilaalinta Xeebaha Dalka Soomaaliya.

Saraakiisha Ciidamadda Midowga Yurub Ee Ilaalada Xeebaha Soomaaliya ayaa Sheegay iney Xooga Saari doonan tayadda Ammaanka Xeebaha Wadanka Soomaaliya.

Midowga Yurub ayaa dhawaan sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku wareejin doonan Qalab loogu talo galay Ilaaladda Xeebaha Soomaaliya.

Hadalkan waxa uu imaanaya xili Shalay uu ka dhacay Muqdisho Dibad bax looga soo horjeeday Dhibaateynta Xeebaha Dalka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor