HomeWararMidowga Yurub iyo Afrika oo heshiis ku gaaray Malta

Midowga Yurub iyo Afrika oo heshiis ku gaaray Malta

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub iyo Afrika ee ku shirsanaa Malta ayaa waxa ay saxiixeen heshiis loogu talagalay sidii lagu joojin lahaa qulqulka muhaajiriinta safarrada khatarta ah u gala ilaa waqooyiga Yurub.

Dadaal lagu doonayo in wax looga qabto sababaha asalka u ah socdaalka sharci darrada ah, ayaa madaxda Midowga Yurub waxa ay meel mariyeen sanduuq dhaqaale oo gaaraya 1.9 bilyan oo doolar oo Afrika la siinayo.

Xilli dambe oo maanta ahna, hogaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa waxa yeelan doonaan shir aan rasmi aheyn oo ay ku eegi doonaan xaaladda socdaalka ee guud ahaan Yurub, oo ay ka mid tahay wadammada Balkans-ka.

Midowga Yurub ayaa qiyaasaya in wixii loo gaaro 2017-ka ay ilaa iyo saddex milyan oo qof oo kale ay suuragal tahay in Yurub ay galaan iyagoo magangalyo ama shaqo doon ah.

Xigasho: BBC Somali

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories