Midowga Musharraxiinta  oo war kasoo saarey shirkii fashilmay ee Afisyooni

Midowga Musharriixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo saaray fashilkii ku yimid shirkii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad  Goboleedyada xubnaha ka ah.

War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharriixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin Natiijo la’aanta uu kusoo dhammaaday shirkaasi, waxaana intaas ay ku dareen in Madaxweyne farmaajo uu doonayo fashilinta shirka, iyo sidoo akle in uu caqabd ku yahay in dalka ay dooarsho ka dhacdo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor