Midowga Musharixiinta oo mar kale walaac xooggan ka muujiyay hannaanka doorashadu u socoto

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa mar kale waxaa ay soo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaaladda doorashooyinka dalka, iyagoo walaac xooggan ka muujiyay hannaanka ay u socoto doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Midowgu waxaa ay sheegeen in waxa socda hadda aan lagu tilmaami Karin doorasho, iyagoo sheegay in ay tahay boob cad oo lagu hayo kuraasta Golaha Shacabka.

Hoos ka Akhriso War-saxafadeedka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor