Midowga Afrika oo Walaac ka muujisay Xaaladda Amniga Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa Walaac ka muujisay Xaaladda Amniga Soomaaliya, waxayna AMISOM ugu baaqeen in ay dhexdhexaad ka noqoto dhinacyada isdiidan ee isku- haaya Siyaasadda Soomaaliya.

War kasoo baxay ayaa waxaa lagu  soo dhaweysay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in uu Hortagaayo Golaha Shacabka, maalinamada Sabtiga ee soo socota, waxaana sidoo akle uu sheegay  laguna laabanayo Hishiiskii 17 September.

Horay maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa kaga hor yimid muddo korrorsiga farmaajo, waxaana soo dhaweeyay dhinacyada saameynta ku leh arrimaha doorashooyinka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor