• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, September 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Mid kamid ah Ilaalada Cali Guudlaawe oo ku dhintay dagaalka ka socda Jowhar

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 19, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo Kooxda Macwiileyda oo ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii rag ka tirsan Macwiileyda ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Hirshabeelle ay ku leeyihiin galbeedka Jowhar, waxaana intaas kadib dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Qof ku sugan Jowhar oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in dagaalka uu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray, in kastoo aan si rasmi ah loo cadeyn tirada khasaaraha.

Gaari u lahaa Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa la sheegay in maleeshiyada macawiisleyda ay qoriga saban ah ku dhifteen, iyadoo dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay Ilaalada Madaxweynaha, waxaana kamid ahaa Cali Axmed Goodaad oo dhintay, halka Ciise Nuur Maxamed uu dhaawac soo gaaray.

Maleeshiyaadka ka tirsan Macawisleyda ee weeraray Saldhiga Ciidanka ku leeyihiin galbeed Magaalada Jowhar ayaa la sheegay inay doonayeen in si ay xoog ah halkaas uga soo furtaan rag ka tirsan kooxdaas oo u xiran Maamulka Hirshabeelle.

Previous Post

Guddiga qaban-qaabada Shirka Madaxda oo diyaar garoow ka wada Muqdisho

Next Post

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 19/05/2021

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni
Warar

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

September 14, 2025
Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni
Warar

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

September 14, 2025
Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir
Warar

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

September 14, 2025
“MW Xasan Sheekh oo U Daahfuray Xarun Casri ah Taliska Sahanka iyo Sirdoonka CXD”
Warar

“MW Xasan Sheekh oo U Daahfuray Xarun Casri ah Taliska Sahanka iyo Sirdoonka CXD”

September 13, 2025
Meydad Hor Leh oo  laga helay Banaanka Ceeldheer iyo Howlgallo Socda
Warar

Meydad Hor Leh oo laga helay Banaanka Ceeldheer iyo Howlgallo Socda

September 13, 2025
Trump oo ka hadlay duqayntii Israa’iil ka geysatay Qadar
Warar

Trump oo ka hadlay duqayntii Israa’iil ka geysatay Qadar

September 10, 2025
Next Post

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 19/05/2021

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal

by Liban
September 14, 2025
0

Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

by Ilhaan
September 14, 2025
0

Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

by Ilhaan
September 14, 2025
0

Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

by Ilhaan
September 14, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal
English News

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni
Warar

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni
Warar

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir
Warar

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Soldier Honored for Heroism in Foiling Ceeldheer Car Bomb Attack
English News

Somali Soldier Honored for Heroism in Foiling Ceeldheer Car Bomb Attack

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Jubbaland Forces Foil Al-Shabaab Attack in Raskamboni
English News

Jubbaland Forces Foil Al-Shabaab Attack in Raskamboni

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal
  • Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni
  • Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni
  • Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00