HomeCaalamkaMid ka mid ah suuqyada ugu weyn dalka Pakistan oo gubtay

Mid ka mid ah suuqyada ugu weyn dalka Pakistan oo gubtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn oo ku yaalla bartamaha caasimadda Pakistan ee Islamabad. Sawirro lagu soo bandhigay baraha bulshada ayaa muujinaya qiiq aad u badan oo ka soo baxaya dhismaha, iyadoo muuqaallada qaar ay muujinayaan olol gudaha iyo dibadda dhismaha ah. Waxay sidoo kale la arkayay dad isku dayaya inay ka baxaan dhismaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn oo ku yaalla bartamaha caasimadda Pakistan ee Islamabad.

Sawirro lagu soo bandhigay baraha bulshada ayaa muujinaya qiiq aad u badan oo ka soo baxaya dhismaha, iyadoo muuqaallada qaar ay muujinayaan olol gudaha iyo dibadda dhismaha ah.

- Advertisement -

Waxay sidoo kale la arkayay dad isku dayaya inay ka baxaan dhismaha dabku ka kacay.

Booliiska ayaa sheegay in dhammaan dadkii ku sugnaa xarunta ganacsiga si nabad gelyo ah looga saaray halkaa. Waxaa socday dadaalo lagu daminayo dabka oo la sheegay in uu ku sii fiday dhismayaal kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts