HomeWararMid ka mid ah Saraakiishii Soo abaabushay qaraxii diyaarada Daalo Airlines oo...

Mid ka mid ah Saraakiishii Soo abaabushay qaraxii diyaarada Daalo Airlines oo Duqeyn lagu dilay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Weerar duqeyn ku bilaawday ayaa waxaa lagu qaaday shalay oo Axada aheyd fariisimo dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku leeyihiin Goobo ku dhow deegaanka Toortooroow ee gobolka Shabeellaha Hoose,kaas oo la sheegay in lagu dilay Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab. War Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar duqeyn ku bilaawday ayaa waxaa lagu qaaday shalay oo Axada aheyd fariisimo dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku leeyihiin Goobo ku dhow deegaanka Toortooroow ee gobolka Shabeellaha Hoose,kaas oo la sheegay in lagu dilay Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab.

War Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in Saraakiildhowr ah ay ku dileen duqeyntaas oo ay ka mid yihiin Sarkaalkii qeyb ka laha abaabulka Diyaaradii Daalo Airlines,inkastoo Magaciisa aan Warbixinta lagu sheegin.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in howl gal ay fuliyeen saaxibada caalamiga ee Soomaaliya lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo ahaa ninka u qaabilsanaa qaraxyada iyo dilalka Muqdisho.

Sidoo kale Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in duqeyntaas  bartilmaameedkedu uu ahaa Wakiilkii Al-Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen oo loo yqaanay Cali Jabal, laguna dilay.

Ugu dambeen Saraakiisha Al-Shabaab dahnkooda weli kama hadlin weerarkaas duqeynta h ee lagu dilay Saraakiishooda taas oo uu shaaciyay taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts