Siyaasiga Cabdi Raxmaan Xuseen Cadow oo ka mid ahaa musharaxiintii isku soo taagtay qabashada xilka madaxweyanaha maamulka Hirshabelle oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa sikulul kaga hadalay xaalada siyaasadeen ee kacsanaanta ah ee u dhaxeesa masuulyiinta maamulka Hirshabelle.
siyaasiagan ayaa ku taliyay in talada maamulka la hoos-dhigo shacabka ku dhaqan gobolada Hiiraan iyo Shabellada Dhaxe.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka