HomeWararMid ka mid ah Kooxihii weeraray magaalladda Paris oo la aqoonsaday

Mid ka mid ah Kooxihii weeraray magaalladda Paris oo la aqoonsaday

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Boliska Faransiiska waxay sheegeen in la aqoonsaday mid ka mid ah 7-dii dagaalyahan ee ka dambeyey Weerarkii Paris ee lagu dilay ugu yaraan 129 qof, laguna dhaawacay 335-qof. Ninkaasi oo la oran jirey Omar Ismail Mustafaay oo 29 jir ahaa waxaa maydkiisa laga helay Tiyaatarka Batalaakan oo lagu dilay 89-qof Dhinaca kale, Boliska dalka Belgium […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Faransiiska waxay sheegeen in la aqoonsaday mid ka mid ah 7-dii dagaalyahan ee ka dambeyey Weerarkii Paris ee lagu dilay ugu yaraan 129 qof, laguna dhaawacay 335-qof.

Ninkaasi oo la oran jirey Omar Ismail Mustafaay oo 29 jir ahaa waxaa maydkiisa laga helay Tiyaatarka Batalaakan oo lagu dilay 89-qof

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska dalka Belgium waxay qabteen dhowr qof o olla xiriirinayo Weerarkii Paris, waxaana dadka la qabtay ka mid ah Ninkii lahaa gaari  laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo laga helay magaalladda Paris.

Sidoo kale, Boliska dalka Jramalka waxay sheegeen inay baarayaan suurtogalnimadda inuu jiro xiriir ka dhexeeya kuwii geystay Weerarkii Paris iyo Nin isbuucii hore lagu qabtay Jarmalka, kaasi  oo watay gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts