Mdaxweyne-ku-xigeenka Koowaad ee Afganistan oo ka badbaaday weerar lagu khaarijin lahaa.

C/rashiid Dostum ayaa la sheegay inuu ka badbaday weerar Jidgal ah oo ay Dagaalamayaasha Daalibaan ku qaadeen Kolonyo Gaadiid oo gelbinaysay Mas’uulkaasi.

C/rashiid Dostum waxaa la sheegay inuu soo gaaray dhaawac fudud, waxaana loo duuliyey dalka Sacuudiga si loogu soo daaweeyo.

Dagaalamayaasha  Daalibaan oo labisnaa Dharka Boliska Dowladda Afganistan ayaa la sheegay inay Mas’uulkaasi ku dhaawaceen, xilli u ushalay ku si ijeeday  Degmadda Gormaj oo ay Daalibaan la wareegeen Isbuucii hore.

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor