HomeWararMaxkamadeynta Rag dil ka geystay Degmo ka tirsan Gedo oo bilaabatay

Maxkamadeynta Rag dil ka geystay Degmo ka tirsan Gedo oo bilaabatay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Gedo ayaa Maanta bilowday dhageysiga dacwada Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka oo dil ka geystay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo. Laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Cabdiqadir Faarax Dhaqane iyo Maxamuud Xuseen Faarax ayaa lasoo taagay Maxkamadda Ciidamada, kuwaasi bilo kahor dilay Sadaam Diiriye Ibraahim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Gedo ayaa Maanta bilowday dhageysiga dacwada Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka oo dil ka geystay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo.

Laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Cabdiqadir Faarax Dhaqane iyo Maxamuud Xuseen Faarax ayaa lasoo taagay Maxkamadda Ciidamada, kuwaasi bilo kahor dilay Sadaam Diiriye Ibraahim iyo Mowliid Baashi Cumar oo ahaa wilal dhaliyaro.

- Advertisement -

Goobta Maxkamadeynta eedaysanayaasha ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka ee ku sugan Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil kamid ah Maxkamadda iyo xubno kale.

Xeer ilaaliyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Gedo ayaa dalbaday in xukun lagu rido Cabdiqadir Farax Dhaqane iyo Maxamuud Xuseen Faarax, maadaama ay dileen wiilal dhalinyaro ahaa.

Maxkamadda Ciidamada ayaa la filayaa inay go’aan kama dambeys ah ka gaarto dacwada laba Ninka oo lagu eedeeyay inay dileen bilo kahor Sadaam Diiriye Ibraahim iyo Mowliid Baashi Cumar oo kamid ahaa dadka deegaanka Balad-xaawo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts