HomeWararMaxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday 4 Saxafi

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday 4 Saxafi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ay xukun lacageed ku riday Afar wariye oo ka hawlgalayay Idaacaha Shabeelle,Sky iyo Risaala ee Magaaladda Muqdisho. Xukunka Wariyayaasha ayaa u dhacay Sidan: Cabdi Maalik Yuusuf oo ah Milkiilaha Idaacaddaha Shabelle iyo SKY ayaa lagu xukumay  $10,000 iyo Waqtigii uu xirnaa. Axmed Cabdi Xasan oo Shabeelle ka tirsan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ay xukun lacageed ku riday Afar wariye oo ka hawlgalayay Idaacaha Shabeelle,Sky iyo Risaala ee Magaaladda Muqdisho.

Xukunka Wariyayaasha ayaa u dhacay Sidan:

- Advertisement -

Cabdi Maalik Yuusuf oo ah Milkiilaha Idaacaddaha Shabelle iyo SKY ayaa lagu xukumay  $10,000 iyo Waqtigii uu xirnaa.

Axmed Cabdi Xasan oo Shabeelle ka tirsan ayaa isna lagu xukumay $500 iyo Waqtigii uu xirnaa.

Maxamuud Carab oo ah agaasimaha Radio SKY ayaa isna lagu xukumay  $2,000 iyo Waqtigii uu xirnaa.

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Cali oo ka tirsan Risaala ayaa isna lagu xukumay $500 iyo Waqtigii uu xirnaa.

Dhanka kale waxaa dib loo dhigay xukunka Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo ka tirsan Idaacadda Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts