HomeWararMaxkamadda Derejada koowaad ee gobolka Mudug oo dil toogasho ah ku xukuntay...

Maxkamadda Derejada koowaad ee gobolka Mudug oo dil toogasho ah ku xukuntay Rag kufsaday Wiil 13 jir ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Derejada koowaad ee gobolka Mudug ayaa dil Toogasho ah ku xukuntay saddex nin oo lagu eedeeyey in ay faro-xumeeyeen wiil yar oo 13 jir ah. Eedaysanayaasha ayaa lagu kala magacaabaa: Xuseen Shaamil Maxamed, Sakariye Cabdiraxmaan Maxamed iyo Bishaar Maxamed Cali, waxaana lagu eedeeyay in ay faraxumeeyeen Wiil aad u da’ayar. Maxkamadda ayaa u fariisatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Derejada koowaad ee gobolka Mudug ayaa dil Toogasho ah ku xukuntay saddex nin oo lagu eedeeyey in ay faro-xumeeyeen wiil yar oo 13 jir ah.

Eedaysanayaasha ayaa lagu kala magacaabaa: Xuseen Shaamil Maxamed, Sakariye Cabdiraxmaan Maxamed iyo Bishaar Maxamed Cali, waxaana lagu eedeeyay in ay faraxumeeyeen Wiil aad u da’ayar.

- Advertisement -

Maxkamadda ayaa u fariisatay Dacawadda, waxaana caddeymo iyo marqatiyaal kadib ku dhawaaqay xukunka Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada koowaad ee gobolka Mudug Cabdinaasir Maxamed Cali, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah.

 

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts