Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Dil toogasho ah ku fulisay 5 Ruux

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Khamiis ah xukun Dil toogasho ah ku fulisay Rag ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish. Raggan toogashada lagu fuliyay ayaa gaarayay ilaa 5 ruux, kuwaasi oo muddo ku xirnaa Xabsi ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana laga soo qabtay deegaano ka tirsan … Continue reading Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Dil toogasho ah ku fulisay 5 Ruux