HomeWararMaxkamada darajada 1aad ee Puntland oo Xukunno dil ah ku ridday Xubno...

Maxkamada darajada 1aad ee Puntland oo Xukunno dil ah ku ridday Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey 4 kamid ah dagaalamayaaash Alshabaab. Xubnahaan la Xukumay ayay Maxkmaddu sheegtay in ay ahaayeen Shabakaddi dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka geysan jirey magaalada Boosaaso, ee Xarunta Gobolka Bari. Afarta Eedaysane ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey 4 kamid ah dagaalamayaaash Alshabaab.

Xubnahaan la Xukumay ayay Maxkmaddu sheegtay in ay ahaayeen Shabakaddi dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka geysan jirey magaalada Boosaaso, ee Xarunta Gobolka Bari.

- Advertisement -

Afarta Eedaysane ee Xukunka lagu riday Maanta ayaa Magacyadoodu kala yihiin:

Jaamac aadan tusbaxle

Ayuub Cumar shire

- Advertisement -

Abdulahi salaad boos

Maxamuud abshir muuse

Soo qabashada Xubnaha Maanta Xukunka lagu riday ayaa waxaa iska kaashaday  Ciidanka police,ka Gobalka bari iyo Ciidanka PISF ee uu xukumo General aamiin Xaaji khayre.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts