HomeWararMaxay tahay sababta Lix sano ka dib dib loogu soo celinaya Xiriirkii ...

Maxay tahay sababta Lix sano ka dib dib loogu soo celinaya Xiriirkii  Iran iyo Imaaraadka?

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Iran ayaa haatan qorshaynaya inay dib u soo celiyaan xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed muddo haatan ku siman lix sannadood oo uu xumaa xidhiidhka u dhexeeya labadan dal. Dalka Imaaraadka Carabta ayaa haatan qorshaynayaa inuu dib ugu celiyo dalka Iran safiirkiisa u fadhiyey magaalada Tehran, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha debedda ee Imaaraadka Carabta, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Iran ayaa haatan qorshaynaya inay dib u soo celiyaan xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed muddo haatan ku siman lix sannadood oo uu xumaa xidhiidhka u dhexeeya labadan dal.

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa haatan qorshaynayaa inuu dib ugu celiyo dalka Iran safiirkiisa u fadhiyey magaalada Tehran, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha debedda ee Imaaraadka Carabta, arrintan oo u muuqata inay tahay tallaabo uu Imaaraadka Carabtu ku dardargelinayo dedaallada la doonayo in lagu wanaajiyo xidhiidhka ay la leeyihiin dalka Iran.

- Advertisement -

Wakaaladda wararka ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa baahisay in Danjiraha Imaaraadka u qaabilsan dalka Iran, Saif Mohammed Al Zaabi, uu dib ugu laaban doono magaalada Tehran maalmaha soo socda si uu “u sii wado xidhiidhka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labadan dal ee deriska ah” horay loo sii wado si loo gaaro danaha guud ee labada dal ee deriska ah iyo gobolka,”.

Tallaabadan ayaa imaanaysa iyadoo dublamaasiyiinta Mareykanka iyo Iran ay hadda doonayaan inay soo gebagebeeyaan wadahadalo u socday muddo 16 bilood oo ku saabsan sidii loo soo nooleyn lahaa heshiiskii hubka nukliyeerka dalka Iran ee ay sannadkii 2015 wada gaadheen, dalka Iran iyo quwadaha caalamiga ahi, taas oo markii dambe uu ka baxay dalka Maraykanku.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts