Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Danjiraha Norway?

Madaxweynaha Maamulka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Norway u fadhiyay Soomaaliya iyo Kenya,waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhawr ah oo ku aaddan xaaaladaha guud ee Galmudug.

Kulanka Madaxweynaha Galmduug iyo Gunnar Holm oo ah Danjiraha Dowladda Norway u fadhiya Kenya & Soomaaliya ayaa si gaar ah kaga wada hadlay arrimaha xasilinta.

Waxaana sdioo kale kulanka diirradda lagu saaray mashaariicda horumarineed ee ay Norway ka waddo gudaha maamulka Galmudug.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply