Maxamed Qanyare Afrax oo Goordhow ku geeriyooday Muqdisho

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Ex Digfeer ayaa waxaa ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare Afrax ayaa waxaa la xaqiijiyay in mudooyinkii dambe uu haayay xanuun,isla markaana la dhigay Isbitaalka Ex Digfeer,hayeeshee saakay uu u geeriyooday xanuunkii haayay.

Maxamed Qanyare ayaa horey u soo noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiir,waxaana uu kamid ahaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Caanka ah.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media