HomeWararMaxaa ka jira in Qof qaba Coronavirus laga helay Magaalada Burco?

Maxaa ka jira in Qof qaba Coronavirus laga helay Magaalada Burco?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bushada lagu faafiyay warar sheegaya in qof qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus lagu haayo Isbitaalka guud ee Magaalada Burco, hayeeshee maamulka Isbitaalka ayaa ka hadlay arrimahaas la xiriira COVID-19. Agaasimaha Isbitaalka guud Magaalada Burco Cabdi Suudi Ibraahim oo la hadlay warbaahinta Somaliland ayaa beeniyay wararka sheegaya in qof […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bushada lagu faafiyay warar sheegaya in qof qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus lagu haayo Isbitaalka guud ee Magaalada Burco, hayeeshee maamulka Isbitaalka ayaa ka hadlay arrimahaas la xiriira COVID-19.

Agaasimaha Isbitaalka guud Magaalada Burco Cabdi Suudi Ibraahim oo la hadlay warbaahinta Somaliland ayaa beeniyay wararka sheegaya in qof qaba Coronavirus ay ku haayan Isbitaalka.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Agaasime Cabdi Suudi in aysan waxba ka jirin warka la faafiyay uuna yahay mid been abuur ah oo la doonayo in lagu Khal-khal geliyo Bulshada ku dhaqan Magaalada Burco Xarunta Gobolka Togdheer iyo deegaanada hoostaga.

“Waa been abuur cad, ma jiro bukaan qaba coronavirus, oo Cisbitaalka la keenay, yaan dadka been loo sheegin, oo dadka yaan la khaldin, oo yaan been abuur dadka lagu khal-khaliyo baraha bulshada lagu faafin, ma hayno bukaan uu hayo coronavirus, ILLAAHAY yeyna ku magan galaynaa, inuu xanuunkani Somaliland ka dilaaco” ayuu yiri Cabdi Suudi Ibraahim.

Si kastaba Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay warara sheegaya Isbitaalka Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer la dhigay qof qaba Cudurka Coronavirus, waxaana arrintaas walaac xoogan ka muujiyay Bulshada ku dhaqan halkaas, In kastoo haatan la beeniyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts