HomeWararMas’uuliyiin Soomaali ah oo laga mamnuucay inay galaan Kenya

Mas’uuliyiin Soomaali ah oo laga mamnuucay inay galaan Kenya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ilo ku dhow Dowladda Kenya ayaa sheegay inay dalkeeda ka mamnuucday 66 Saraakiil Somaali ah, xilli uu Khilaafka Diplomaasiyadeed ee labada waddan uu sii laba kacleeyey. Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray inay xogtaasi ka heleen ilo aan magacyadooda la sheegein, kuwaasi oo u soo gudbiyey Liiska Qarsoodiga ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo ku dhow Dowladda Kenya ayaa sheegay inay dalkeeda ka mamnuucday 66 Saraakiil Somaali ah, xilli uu Khilaafka Diplomaasiyadeed ee labada waddan uu sii laba kacleeyey.

Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray inay xogtaasi ka heleen ilo aan magacyadooda la sheegein, kuwaasi oo u soo gudbiyey Liiska Qarsoodiga ee magacyadda Saraakiisha Soomaalida ee ay Dowladda Kenya ka mamnuucday inay dalkooda soo galaan.

- Advertisement -

Wargeyska The Standard Media waxa uu qoray in Liiskaasi ay ku jiraan magacyadda Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka Somalia, Xidhibaan ka tirsan Barlamaanka Federalka Somalia  iyo mid horey uga tirsanaa, Ra’isul-wasaare hore, Taliye-xigeen Hay’ad Amni, Milkiilayaal Shirkad Isgaarsineed iyo  Muwaadiniin Kenyan oo qaarkood la sheegay inay ku hayb ah Madaxweynaha DFS, waa sida uu qoray Wargeyska The Standard Media.

Ma jiraan war rasmi ah oo ay Dowladda Kenya ilaa iyo haatan ka soo saartay Liiska dadka Soomaalida ee la sheegay in laga mamnuucay inay soo galaan dalkeeda.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Kenya waxay bishii hore Garoonka Jomo Kenyatta ku xayireen Wasiirta Tamarta iyo 2 Senator oo ka tirsan Aqalka Sare ee Barlamaanka Somalia, kuwaasi oo dib loogu soo celiyey Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts