HomeWararMas’uul Kenyaati ah oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray weerar Alshabaab...

Mas’uul Kenyaati ah oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray weerar Alshabaab ka geysteen duleedka Laamu.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xoghayahii Joogtadda ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee dalka Kenya, Mariam Al Maawy ayaa ku geeriyootay Isbitaal ku yaalla dalka Koonfur Afrika oo looga daaweynayey dhaawacyo bishii July 13-dii ee sannadkan ka soo gaaray weerar ay Alshabaab ka geysteen Deegaanka Milihoi oo ku taalla jidka isku xira Laamu iyo Deegaanka Mepeketoni. Al-Shabaab shot and injured the principal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayahii Joogtadda ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee dalka Kenya, Mariam Al Maawy ayaa ku geeriyootay Isbitaal ku yaalla dalka Koonfur Afrika oo looga daaweynayey dhaawacyo bishii July 13-dii ee sannadkan ka soo gaaray weerar ay Alshabaab ka geysteen Deegaanka Milihoi oo ku taalla jidka isku xira Laamu iyo Deegaanka Mepeketoni.

Al-Shabaab shot and injured the principal secretary in the shoulder and on legs after abducting her at Milihoi area on the Mpeketoni-Lamu road.

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyada Kenya, Manoah Esipisu ayaa xaqiijiyey geerida Mariam El Maawy, iyadoo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ka tacsideeyey geeridaasi, sida lagu soo daabacay Wargeyska Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi.

Dhinaca kale, weerarkii ay Alshabaab bishii July  13-dii ka geysteen duleedka Laamu waxaa lagu dilay 2 Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya oo ilaalo u ah Xoghayihii Joogtadda ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Kenya, Mariam Al Maawy oo iyada shalay u geeriyootay dhaawacyo ka soo gaaray Garabka iyo Lugaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts