HomeWararMarxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo lagu aasay Deegaanka Daaro Ugaas.

Marxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo lagu aasay Deegaanka Daaro Ugaas.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boqolaal qof ayaa galabta ka qeyb galay Aaska Marxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo lagu aasay Deegaanka Daaro Ugaas ee Gobalka Hiiraan. Qaar ka mid ah Qoyska Ugaaska ayaa horkacayey Munaasabadda Aaska, waxaana Ugaaska lagu aasay Qabuuraha Daaro Ugaas oo ay ku duugan yihiin 17-Ugaas oo iska dhaxlay Duubka Dhaqanka ee Ugaasnimadda. Marxuumka waxaa saakayto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqolaal qof ayaa galabta ka qeyb galay Aaska Marxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo lagu aasay Deegaanka Daaro Ugaas ee Gobalka Hiiraan.

Qaar ka mid ah Qoyska Ugaaska ayaa horkacayey Munaasabadda Aaska, waxaana Ugaaska lagu aasay Qabuuraha Daaro Ugaas oo ay ku duugan yihiin 17-Ugaas oo iska dhaxlay Duubka Dhaqanka ee Ugaasnimadda.

- Advertisement -

Marxuumka waxaa saakayto lagula tukaday Salaadda Janaasadda Garoonka K/Cagta ee magaalladda Beled-weyne, iyadoo ay ka qeyb galeen Madax ka socotay Dowladda Federalka, Maamulka Gobalka Hiiraan, Odayaasha Dhaqanka iyo dadweyne aad u fara badan.

Allaha U Naxariistee Marxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble waxa uu bishan 3-dii si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalladda Beled-weyne, xilli uu ka qeyb galayey Shir Dhaqameedka Gobalka Hiiraan.

©Radio Dalsan 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts