HomeCaalamkaMareykanka & Shiinaha oo wada-hadal ka yeeshay xiisadda Ukraine iyo Ruushka

Mareykanka & Shiinaha oo wada-hadal ka yeeshay xiisadda Ukraine iyo Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dibolaamaasiyiin sare oo ka socda Maraykanka iyo Shiinaha ayaa ka wada hadlay xiisadda sii kordheysa ee u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka, iyagoo ku nuuxnuuxsaday baahida loo qabo tillaabooyin lagu qaboojiyo xaaladda kacsan ee sii kordheysa. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Wang Yi ayaa sheegay in khatar amni […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibolaamaasiyiin sare oo ka socda Maraykanka iyo Shiinaha ayaa ka wada hadlay xiisadda sii kordheysa ee u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka, iyagoo ku nuuxnuuxsaday baahida loo qabo tillaabooyin lagu qaboojiyo xaaladda kacsan ee sii kordheysa.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Wang Yi ayaa sheegay in khatar amni iyo mid dhaqaale oo caalamiga ah ay ka dhalan karta gardarrada dheeraadka ah ee Ruushku ku hayo Ukraine. Sida ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka .

- Advertisement -

.Labada madax   waxay sidoo kale ka wadahadleen “sidii loo horumarin lahaa wada shaqaynta” ka dib kulankii khadka tooska ah ee dhex maray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping bishii November ee sanadkii hore.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts