HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray Duqeymaha ay Somaliland ku wado Laascaanood

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeymaha ay Somaliland ku wado Laascaanood

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waaxda Arrimaha Afrika ee Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay sheegtay “in aan la aqbalaynin duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali karin, waana in la joojiyo.” Waaxda ayaa ku baaqday in si deg-deg ah loo qaboojiyo colaadda ka socota magaalada Laascaanood, lana ilaaliyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Afrika ee Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay sheegtay “in aan la aqbalaynin duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali karin, waana in la joojiyo.”

Waaxda ayaa ku baaqday in si deg-deg ah loo qaboojiyo colaadda ka socota magaalada Laascaanood, lana ilaaliyo dadka rayidka iyo in aan la carqaladayn gargaarka bini’aadantinimada.

- Advertisement -

Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay in xiisadda si wadahadal ah lagu dhammeeyo.

Waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday magaalada Laascaanood dagaal dhex maraya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.

Dagaalkaas ayaa sababab barakac ballaadhan oo dadku u qaxayaan deegaannada nabadoon ee u dhawdhaw Laascaanood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts