HomeWararMareykanka oo Soomaaliya ka Taageeraya kobcinta dhaqaalaha iyo wax soo-saarka Badda

Mareykanka oo Soomaaliya ka Taageeraya kobcinta dhaqaalaha iyo wax soo-saarka Badda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka wadahalay sida ay kaalin wax ku ool ah uga qaadan karaan horumarinta kalluumeysiga gudaha loogana faa’ideysan karo kheyraadka baddeenna. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sida ay hay’adda gargaarka Maraykanka ee USAIDSomalia […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka wadahalay sida ay kaalin wax ku ool ah uga qaadan karaan horumarinta kalluumeysiga gudaha loogana faa’ideysan karo kheyraadka baddeenna.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sida ay hay’adda gargaarka Maraykanka ee USAIDSomalia dowr ugu yeelan karto in la horumariyo kalluumeysiga gudaha si kor loogu qaado wax soosaarka dalka loona gaaro kobac dhaqaale oo waara.

- Advertisement -

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda dalka H.E Maxamed Xasan Aadan ayaa uga mahadceliyey safaaaradda iyo hay’adda USAIDSomalia sida u ay daneynayaan horumarinta iyo maalgalinta kalluumeysiga gudaha isaga oo u sheegay in ka wasaarad ahaan ay muhiimad weyn u leedahay iskaashiga dowladaha iyo ha’adaha daneeya Soomaaliya gaar ahaan kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda taasina ay horseedeyso in horumar weyn oo la taaban karo laga sameeyo kalluumeysiga gudaha.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts