HomeWararMareykanka oo ku dhawaaqay inuu taageero cusub siinayo Soomaaliya

Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu taageero cusub siinayo Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay Taageero cusub oo dhanka Samafalka Aaminimo oo la siinayo Dadka Soomaalida oo ay sanooyin badan soo wajahdeen colaado, Abaaro, Fatahaad, Duullaanka Ayaxa, Ammaan-xumida Cuntada  iyo Cuddurka Dilaaga ee COVID 19. Ku-dhawaad 199 million oo Dollar oo Taageero dheerad ee dhanka Aaminimo ayey Dowladda Maraykanka soo marsiin doontaa Hay’adda Maraykanka ugu qaabilsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay Taageero cusub oo dhanka Samafalka Aaminimo oo la siinayo Dadka Soomaalida oo ay sanooyin badan soo wajahdeen colaado, Abaaro, Fatahaad, Duullaanka Ayaxa, Ammaan-xumida Cuntada  iyo Cuddurka Dilaaga ee COVID 19.

Ku-dhawaad 199 million oo Dollar oo Taageero dheerad ee dhanka Aaminimo ayey Dowladda Maraykanka soo marsiin doontaa Hay’adda Maraykanka ugu qaabilsan Horumarinta Caalamiga ee USAID iyo Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.

- Advertisement -

Kaalmada cusub ee Maraykanka siinayo dadka Soomaalida waxay wadarta guud ee ka dhigi doontaa in ka badan 408 milyan oo Dollar sanad-maaliyadeedka 2021-ka.

Qoraal la soo dhigay Websaytka Hay’adda USAID ayaa lagu muujiyey in Kaalmada cusub ee Maraykanka ay ka taageeri doonto ku-dhawaad 6 milyan oo qof oo Somali ah, kuwaasi oo u baahan Gargaar Adminimo, oo ay ku jiraan 3 milyan oo dadka Barakacayaasha ku nool gudaha dalka Somalia iyo ku-dhawaad 500,000 oo Qaxooti Somali oo ku nool Xeryo ku kala yaalla dalalka Jabuuti,Ethiopia iyo Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts