• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 26, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Mareykanka oo ka hadlay Askarta looga dilay weerarkii Al-shabaab ee Lamu

Bilan Media by Bilan Media
January 6, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warbixin ay soo saartay Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in weerarka lala beegsaday xarunta milatari ay ku dhinteen hal askari iyo laba qandaraasleyaal ah, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay laba qof oo reer Mareykan ah.

Dagaalyahannada ururka Al-Shabaab ayaa weerrar ku ekeeyay saldhig ay leeyihiin Ciidamada badda oo ku yaal deegaanka Lamu ee waddanka Kenya, kaas oo ay wada deggan yihiin ciidammada Mareykanka iyo Kenya.

Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in laba qof oo kale oo ka tirsan wasaaraadda gaashan dhigga uu dhaawac ka soo gaaray weerarkii shalay.

”Xaaladda dhaawacooda, haatan wuu wanagaasanahay, gudaha Kenyana waa laga qaaday” sidaasi waxaa sheegay taliyaha milatariga Mareykanka ee Afrika.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay maqleen qarax kaddibna ay xigtay rasaas goobta ka dhacaysa.

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Janaraal Stephen Townsend ayaa warbixinta ku sheegay: ” Qalbiyadeena iyo ducadeena ayaa la jira qoysaskii iyo saaxibadeenii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ee shalay.”

Dhinaca kale War qoraal ah oo lagu daabacay baraha Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen in weerarkii Saldhiga Lamu ay ku dileen 17 askari oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka iyo 9 katirsan melleteriga Kenya, tirada diyaaradaha lagu burburiyay weerarka ayay shabaabka ku sheegtay 7 diyaaradood iyo in kabadan 5 gaari oo kuwa melleteriga ah.

Previous Post

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan

Next Post

Faah faahin:-Qarax ka dhacay Gaalkacyo iyo Sarkaal ku dhaawacmay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub
Warar

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub

June 26, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland

June 26, 2025
Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi
Warar

Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi

June 26, 2025
CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran
Caalamka

CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran

June 26, 2025
Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Next Post

Faah faahin:-Qarax ka dhacay Gaalkacyo iyo Sarkaal ku dhaawacmay

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub

by Ilhaan
June 26, 2025
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland

by Ilhaan
June 26, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 65-aad ee Todobaadka Xorriyadda, isagoo sheegay...

Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi

Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi

by Ilhaan
June 26, 2025
0

Magaalada Muqdisho iyo inta badan gobollada dalka ayaa xalay si weyn loogu dabaal-dagay 65-guuradii kasoo wareegtay maalintii ay Gobollada Waqooyi...

CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran

CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran

by Ilhaan
June 26, 2025
0

Madaxa hay’adda sirdoonka Mareykanka (CIA), John Ratcliffe, ayaa taageeray mowqifka Madaxweynihii hore Donald Trump ee ahaa in duqeymaha Mareykanka uu...

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub
Warar

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub

June 26, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland

June 26, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi
Warar

Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi

June 26, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran
Caalamka

CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran

June 26, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Operation “Silent Storm”: Somali Army and Local Forces Reclaim Key Strongholds in Middle Shabelle
English News

Operation “Silent Storm”: Somali Army and Local Forces Reclaim Key Strongholds in Middle Shabelle

June 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Eyes Energy Breakthrough: Petroleum Authority to Unveil Survey Results in July as Oil Production Nears
English News

Somalia Eyes Energy Breakthrough: Petroleum Authority to Unveil Survey Results in July as Oil Production Nears

June 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland
  • Soomaaliya oo U Dabaal-dagtay 65-Guuradii Xorriyadda Gobollada Waqooyi
  • CIA-da Mareykanka oo Taageertay Aragtida Trump ee Duqeymihii Nukliyeerka Iran

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00