Maraykanka oo loogu baaqay inay kala doortaan Isbahaysiga Turkiga ama Kooxaha Argagixisada

Madaxweyne-ku-xigeenka Turkiga,Fu’aad Oktay ayaa sheegay in Dowladda Maraykanka waajib ku tahay inay kaala dioortaan haddii ay doonayaan inay Isbahaysi la sii ahaadaan Turkiga ama haddii ay la dhinac noqonayaan Argagixsadda.

Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay ayuu Madaxweyne-ku-xigeenka Turkiga ku sheegay haddii ay Maraykanka ku biiraan Kooxaha Argagixisadda inay taasi wiiqi doonto Isbahaysigiisa NATO ee Difaaca ka dhanka ah Caddowga.

Hadalka Mas’uulkaasi ayaa u muuqda inuu jawaab celin u ahaa qoraal uu dhigiisa dalka Maraykanka, Mayk Benesku sheegay in ay Dowladda Turkiga xubin muhiim ah ka sii ahaato Isbahaysiga NATO ama ay sii wado  inay Dowladda Raashiya ka iibsadaan Nidaamka Difaaca Gantaalladda ee S400.

Madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka,Mayk Benes waxa kale oo ku celceliyey inay joojinayaan Qalabka Diyaaradaha Dagaalka ee F35 ee ay u soo diri

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media