Shacabka iyo Culumada Hargeysa oo ka horyimid Kaniisada laga furay Magaalada Hargeysa

Weli Shacabka  Culuma’udiinka ku nool deegaanada Maamulka Soomaaliland waxa ay walaac ka muujinayaan mudo 30,Sano kadib Kaniisad laga furay Magaalada hargeysa.

Qaar kamid ah Shacabka Magalada Hargeysa ayaa ka soo horjeestay in kaniisad laga furo Magaladaas,waxa ayna  tilmaameen in ay tahay ayaan daro isla markaana sheegay in aysan udul qaadaneen in madaxda maamulka Soomaliland ay ogolaadAan in kaniisad laga hirgaliyo magalada Hargeysa.

Hadalka Shacabka ayaa imaanaya xili maalmo kahor  Maamulka Soomaaliland ay soo dhaweyeen in laga Hirgaliyo Kaniisada Magalada Hargeysa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka Magaalada Hargeysa

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media